ChatGPT aaladda aduunka OpenAI ayaa soo saartay aaladaan

wixi ugu hadal haynta badnaa internetka todobadkan ChatGPT.

N.B: xogtaan waxaa la qoray march 2023

xog dhameystiran oo kahadleysa chatgpt waxyaabo badan ka ogow shirkadda openai



Markii hore waxa la is waydiin jirey in garaad gacmeedku (artificial intellegence) uu badali doono qaybo badan oo kamida shaqooyinka ay qabtaan dadku imika se halkas waa la isla so dhaafey  waxa so baxay nooc garad-gacmeedka kamida oo la dhaho ChatGPT waxa horumariyay ama so saarey koox openAi  ladhaho.


Siduu u shaqeeya?


Qofka userka ah ama isticmaalaya waxa uu waydiin su,aal isna su,aashas ayuu uga jawaabi isaga oo kashanaya internetka tusaale hadii aad waydiisid in uu ku dhiso application,englishka u fasiraya somali (dictionary) waxa uu kugu samayn dhowr il-bidhiqsi.


Tusaale kale :- kaso qaad waxan leeyahay youtube gaar u ah beeraha hadii aan galiyo ' ii samee ciwaan aan video ka sameeyo boqolal title ayuu ku samayn tusaale :- maxay basashu indhaha dadka uga ilmaysisa? adna ciwaankas bad sii baadhan ood ka so samayn muuqal hadii adan haynin fikrad aad ku samaysid muuqalo aad khadka so galisid.


Sido kale waxad kula sheekeysan karta luuqadaha dhan sida somaaliga, hadii aad u qorto su,aal somali ah waxa uu kugu so jawaabi somali, adiga oo aad ugu qanci doona jawab celintiisa waxa uuna ChatGPT suuqa ka saari doona qaybo badan oo developers/programmers ah waa,ayo shaqooyin dhowr todobad ku qadanaysa qofka ayuu dhowr daqiiqo ku samayn kaliya waxa uu raba in loo kala jabiyo codeska.


Si aad u gashid waxa aad u baahantahay in aad isticmaasho VPN madama una wadamo badan oo africa ah loo sii daynin oo una ka shaqaynin sido kale waxad u baahantahay number wadamada uu ka shaqeeyo ah in aad ku xidho markas kadib bad si fiican u isticmaali karta.


hadii aad joogto wadamada laga ogolyahay halkan ayaad ka samayn account aad ku isticmaashid ChatGPT :-https://chat.openai.com/auth/login


Sidoo kale kale sida loo sameysto waxaan soo dhigay youtube keyga linkigaan ku dhufo si aad usoo daawato Sida loo sameeyo Chatgpt adiga oo jooga somalia

Dunidu Isbadali Doonto Todobaadka Soo Socda...



GPT-4 oo 500 jeer ka awood badan kan hadda jira  ChatGPT ayaa la sii deyn doonaa usbuuca soo socda.


Nooca hadda ee ChatGPT waxa lagu dhisay GPT 3.5 oo leh 175 Bilyan oo Qiyaasta Barashada Mashiinka.


Laakiin GPT-4 waxa uu leeyahay 100 TILLION ML PARAMETERS.


GPT-4 waxay awood u yeelan doontaa inay farsamayso noocyo badan oo xog ah oo ay ku jiraan Fiidyowyo, Sawirro, Codad, Nambaro iwm.


Toddobaadka soo socda, waxaad awoodi doontaa inaad isticmaasho Sirdoonka Artificial si aad u qorto qoraalka filimada, u isticmaasho AI si aad u soo saarto Jilayaasha filimka, soo saarto filimka oo aad u soo bandhigto dadweynaha adigoon shaqaaleysiinin jilayaasha Nolosha dhabta ah.


Usbuuca soo socda, waxaad awoodi doontaa inaad qorto buug si buuxda u sawiran oo ka kooban 200 bog min xoq ilaa dhamaad hal maalin gudaheed.


Aduunyada ayaa isbedeli doona usbuuca soo socda.

Post a Comment

Previous Post Next Post