Waxaan la yaabay ninkii isagoonan kas ka aheyn soo saaray facebook ee ay u kala kacday hadana saan aragno rabo inuu hawada ka saaro twitter, balse mesha uu ku dambeyn doono isla arkeyna.
Threads waa app ku cusub dunida caalamka kaas uu soo saaray ninki laha facebook MarkZuckerberg, appkan ayaa ah mid ku xiran instegramka kaliyana waxa uu u shaqeynayaa qof leh instigraam profile, marki aad appkaan gudaha u gasho maku dhahayo ciwaan cusub sameyso balse waxa uu si toos ah ula shaqeynaa instegramka aad lee dahay sidoo kalana malaha wax settings ah oo waxa uuba ku xiranyahay instegramka haddii aad ubaahatona waa in aad aadaa instegramka si aad wax uga badasho.
apkaan waxa uu shaqeynayaa hadda muddo isbuuc iyo dhorw maalmood ah isla markiina waxaa soo dagsatay ku dhawaad 100M oo ruux.
marki aan kasoo jeesto halkaas ka Somali ahaan maxaa noo qorsheysan oo aan kula tartanaa aduunka intiisa kale,anagoo ah dadkii bartay cilmiga technologyada maxaan soo saarnay intaas oo sano ayaan baraneynaye Somalideena dhibka heysta ayaa ah malaha wax fikir ah sidoo kale waxa ay jecelyihiin in ay isticmaalaan oo kaliya.
2017 ilaa 19 waxaa soo caan baxay Tiktok isla markiiba soomaalideenii weeba ku daateen isticmaalkiisa hadana waan aragnaa dadka kusoo caan baxay.
soomaaliyeey goormee isticmaaleynaa application aan anaka soo saarnay, goormee dhiiragalintaas heleyneynaa waxaan aaminsanahay in aan wax sameyn karin balse aan ogaano in aan wax walbo sameyn karno.
waad mahadsantihiin.