mamulaha shirkadda meta ayaa waxa uu so galiyey bartiisa threadka qoraal furitaan ah kaas oo uu ku dhahaayo “waxaan rajeyneynaa in aan abuurno qibrad cusub, fikradaha iyo kadoodista waxyaabaha cusub ee maskaxdaada ku jira”......
Threads waa app cusub kaas oo a yimid shirkada meta, waxaana isticmaalkiisa uu shabahaa tiwitte…